
Idaacada Voa si wanaagsan u faaqiday afganbigii dhicisoobay Sanad ka hor dhacay wadanka turkiga, kaasi ugu danbayn kusoo dhamaaday in dadka dalkaasi ay iska hor istaagay qorshihii ay millatary wadankaasi ay damacsanaayeen oo ahaa in xukunka ka tuuraan madaxweyne ordugan. halkan ka daawo. waxa uu afganbigaasi kaga duwanaa kuwii ka horeeyey.
https://www.youtube.com/watch?v=SuFWWZOFh1s&t=45s
Comments
Post a Comment