Hogaamintii Madexweyne Cigaal

Maxamed Xaji Ibraahim waxa uu ahaa siyaasi lahaa astaamo baden oo Hogaamineed. Madaxweyne Cigaal waxa uu xilal badan oo kale duwan kasoo qabtay dawladihii Soomaaliya ee rayidka ahaa iyo Dawlada Somaliland oo Madexweyne ka ahaa intii aanu geeriyoon ka hor. mudadaa uu siyaasada ku soo jiray madexweyne cigaal waxa uu ahaa shaqsi ku caanbaxay Hogaamin Suuban. waxaan halkan ku  soo bandhigi doonaa qoraalo taxane ah oon ku falaqayn doono xirfadihii hogaamineed ee  Maxamed Xaaji Ibrahim  (AHN) cigaal. Lasocod wanaagsan.

Comments