
1.
Biyuhu waxay hagaajisaa dheeli tirnaanta
dareeraha jidhka.
Sida aynu horey u soo sheegnay jidhkeeni
waxa uu ka koobanyahay in ka badan 60%
biyo. Si ay si waanagsan ugu shaqeeyo
jidhku sida dheefshiidka cuntada, isku
socodka nafaqooyinka ee jidhka dhexdiisa iyo in hagaajiyo heer kulka jidhka
waxaynu u baahan biyo inagu filan.
2.
Biyuhu waxay jidhka ka caawiyaan inuu haysto
koloraydha ama duxda jidhka. Wakhtiyadii hore dad badan ayaa cabitaanka biyaha
u isticmaali jiray inay hoos ugu dhigaan culayskooda, lakiin waxa mar danbe la
ogaaday inay biyuhu keenaan in jidhku haysto koloraydha, Kolaydhu waxay keentaa
in dadku cayilaan ama ay buuraadaan.
3.
Biyuhu waxay xoojiyaan muruqyadda. Marka muruqu
aanu helin biyo ku filan, waxay sababtaa in muruqyadu ay joojiyaan shaqadii ay
jidhka u hayeen.
4.
Biyuhu waxay kor u qaadaan bilicda iyo
nuuritanka maaqaanka qofka.
Comments
Post a Comment