TOBANKA FANAAN EE GABDHAHA UGU QURUX BADEN.
Maanta Barnaamijka Fanka iyo Fanaaniinta waxay ku soo qaadan
doonaa 10 ka Faanan ugu quruxda badan dhinaca gabdhaha sanadka 2017. Qurux ayaa
laga cabiraa waxyaabo badan. Quruxda ayuu ruuxba si u cabiraa oo inta badan Dadkuna
way ku kala duwanyihiin waxa ay quruxda u yaqanaan
Xog ururin aanu muddo dheer ku hawlanaynayn. Waana natiijadii xog ururin aanu samaynay
dhinaca baraha bulshada facebookga.
BARWAQO QALANJO
ASMA LOVE


FARXIYA KABA YARE


XAMDA YAR


XALIIMO GOBAAD


XAMDA QAALI


FARXIYA FISKA


SALMA MUXIYADIIN


SHABCAAN ADEN

XAMDA QUEEN

